Madaxweynaha Dalka oo ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuum Cabdullaahi Cabdi Garruun Iyo Marxuumad Jawaahir Axmed Cilmi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ...
















