Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo kulan la qaadatay Wakiilo ka socda Norway
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya marwo, Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa kulan gaar ah la qaadatay ...
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya marwo, Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa kulan gaar ah la qaadatay ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay sii hayaha ...
Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ku soo bandhigay dhagar-qabayaal ka soo goostay kooxda ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fawziya Abiikar Nuur oo ay weheliyaan, Agaasimayaasha Wasaaradda Caafimaadka ayaa Garoonka Diyaaradaha ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka hooyo. Wafdiga Madaxweynaha ...
Maanta oo axad ah taariikhdana ay ku beegan tahay May 8,2022 waxaa magaalada Muqdisho ka bilaabatay diiwaangelinta iyo lacag qabashada ...
Maanta oo axad ah taariikhdana ay ku beegan tahay May 8,2022 waxaa magaalada Muqdisho ka bilaabanaya diiwaangelinta iyo lacag qabashada ...
Howlgal qorsheysan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Deegaanka Shurufle ee bariga gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay horjooge sare ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay sarakiil sare oo ...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiisey dadka danyarta ah ee ku u nool ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho