Wasiirka Gaashaandhigga iyo taliye ku xigeenka CXD oo ka wada hadlay dardar gelinta howlgalada ka dhanka ah argagaxisada
Wasiirka Gaashaandhiga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeye ...















