Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Golaha Wakiilada dowlad Goboleedyada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee ...
















