Guddoomiyaha gobolka Mudug oo booqday magaalada Wisil
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Xuseen Shire (Bukhaari) iyo xubno kale oo la socday ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Wasil ...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Xuseen Shire (Bukhaari) iyo xubno kale oo la socday ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Wasil ...
Maxkamad ku taal bariga Ukraine oo ay maamulaan Ruushka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay nin u dhashay dalka Marooko ...
Wasiirka wasaaradda beeraha dhirta iyo daaqa ee Galmudug Axmed Nuur Cusman Xaaji, xil dhibaan Cabdullahi Cumar Geese, xilshibaan Cabdi Takiye, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii caleema saarkiisa ayaa soo bandhigay qaar ka ...
Waxaa goor dhow soo gaba gaboowday xafladii caleemasaarka madaxweynaha 10aad ee Soomaaliya oo maanta oo khamiis ah ka dhacday teendhada ...
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa soo saartay Habraac cusub oo lagu xakameynayo Cudurka COVID-19. "Waxaa si xushmad leh looga codsanyaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka qeybgalaya xafladda caleemo-saarka madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda ...
Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray ...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka oo Khamiis ah garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay wefdi uu ...
Sida uu qorshuhu yahay, waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhici doonta xafladda caleemo-saarka madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda Soomaaliya mudane ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho