Guddoonka Golaha Shacabka oo shahaado sharaf guddoonsiiyay Taliye Xijaar
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Guddoomiyihii guddiga Amniga Doorashooyinka ahna Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas ...
















