Golaha wasiirada Koofur Galbeed oo maanta ansixiyay miisaaniyada 2022 +Sawirro
Golaha wasiirada Koofur Galbeed oo maanta kulankooda todobadaalaha ka ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulkaas ee sanadka ...
Golaha wasiirada Koofur Galbeed oo maanta kulankooda todobadaalaha ka ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulkaas ee sanadka ...
Waxaa sii adkaaneysa abaarta baxaadda leh ee ku habsatay dadka iyo duunyada ku dhaqan Galmudug, gaar ahaan dhulka miyiga ah ...
Labo daraasadood oo ka soo baxay dalka UK ayaa tilmaamay in nooca cusub ee Amicron oo cudurka corona ka tirsan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska ...
Ciidamada Booliska Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa caawa xaafadaha Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug ka sameeyay howlgal Amniga lagu sugayo. ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Xulka Degmada Warta Nabadda ayaa usoo baxay fiinaalka tartanka kubadda cagta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021, kadib markii ay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug kadib booqasho ...
Saddex ka tirsanaa dhagarqabayaasha Al-Shabaab ayaa maanta isku dhiibay ciidanka Nabadsugidda Qaranka ee ka howlgalla Gobolka Shabeelaha Dhexe, gaar ahaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho