RW Rooble oo ka qayb galay Jinaasada AUN xildhibaan Aamina
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda ...
Waxaa soo idlaaaday Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#011 oo ay tartamayeen murashxiiinta kala ah Abdrisisaq Cumar Maxamed iyo Maxamed Cumar ...
Waxaa dhawaan Guddiga Doorashada Hirshabeelle u bilaawday qabashada Kursiga HOP#011 kaa oo xalay baaqday qaraxyadii dhacay kadi Doorashadan ayaa u ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadle ah iyadoona looga hadlay ...
Madaxwayne Ku Xigeenka Koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ahna ku simaha Madaxwaynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir guddoomiyey ...
Isu soobaxaan Roobdoonka ah oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa'udiinka Magaalada Xuddur ayaa waxa bulshadii ka soo qeybgashay lafaray in ...
Xaalada magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta deggen, waxaana socda howlgallo amniga lagu xaqiijinayo kadib qaraxyo is xig-xiga ...
Shir madaxeedkii labada maalmood socday ee wasiirrada arrimaha dibadda ururka iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa Arbacadii lagu soo gebagebeeyey caasimadda Pakistan ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Mareykanka, ayaa magaalada Washington kulamo kula yeeshay masuuliyiinta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho