Ciidamada NISA ee ka howlgala Jubbaland oo fashiliyay qarax miino+Sawirro
Ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee ka howlgala Jubbaland ayaa xalay fashiliyay qarax miino ay argagixisadu Al-Shabaab albaabka ugu ...
Ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee ka howlgala Jubbaland ayaa xalay fashiliyay qarax miino ay argagixisadu Al-Shabaab albaabka ugu ...
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Agendaha kulanka ee ...
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Washinton DC, kaga qeyb galay Shirka Iskaashiga waddamada Geeska ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Mudane Cabdisalaan ...
Ra’iisul waasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo goor dhowed soo saaray qoraal kooban ayaa hambalyo u diray Gudida hirgelinta doodashooyinka Heer ...
XildhibaanNada Golaha Shacabka iyo xubnaha Golaha Aqalka Sare ayaa maanta oo Sabti ah dhageystay hadal jeedinta musharaxiinta isku diiwaangeliyay tartanka ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer kadis ah ku tagay ...
Xildhibaanada labada Aqalka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta sabti ah kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay dhageysan doonaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho