Ku-simaha Madaxweynaha KG oo kulan la qaatay safiirada Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid Faqi ayaa maanta kulan la qaatey wafdi ay hoggaaminaysey Safiirada Midowga ...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid Faqi ayaa maanta kulan la qaatey wafdi ay hoggaaminaysey Safiirada Midowga ...
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor, gaar ahaan ururka 7-aad ee guutada 18-aad ayaa gacanta ku soo dhigay seddax dhalinyaro ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka & Dib u Heshisiinta XFS Mud.Saciid Cabdullahi Calasow ayaa Maanta daahfuray Tababarka Tababarayaasha ...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyey liiska xubnaha guddiga ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta kala ah: ...
Waxaa hadda lasoo gabagabeeyey tirinta codadka ergadii dooraneysay xildhibaanka qaadanaya kursiga HOP#095 oo caawa ay doorashadiisu ka dhacday magaalada Gaalkacyo ...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayay Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Miisaaniyad KMG ah oo ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Wafdi ay hoggaaminayso Ku-xigeenka Ergayga ...
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka oo ka tacsiyeeyey Geeriddii ku timid mid ka mid shaqaala hay'adda Duulista. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista ...
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Ruushka Igor Konashenkov ayaa sheegay in ay burburiyeen tiro diyaarado Helicopter Mi-24 ah sidoo kale waxa ka ...
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaa shanaya Saaxiibadooda Caalamka ayaa ku guuleeystay inay duqeeyn dhinaca cirka ku burburiyaan Saldhigii nabadiidka Al-shabaab ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho