Horjoogayaal sare oo ka tirsan Argagixisada Al Shabaab oo Gacanta lagu soo dhigay
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubaland, ayaa Gacanta ku soo dhigay horjoogayaashii ugu sareeyo argagixisada Al Shabaab ee gobolka Jubadda ...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubaland, ayaa Gacanta ku soo dhigay horjoogayaashii ugu sareeyo argagixisada Al Shabaab ee gobolka Jubadda ...
Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo maanta ka qeyb gashay Munaasabadda Xuska Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta tababar u qabatay tababarayaal loo soo xulay in ...
Munaasabad balaaran oo lagu xusay maalin caalamiga ah ee 8 Maarso oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Cali Muuse ayaa la filayaa in uu dalka Turkiga uga qeyb ...
Wasiirka Arrimaha dibedda XFS iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar iyagoo ka qayb gelaya meertada 157-Aad ee shirka ...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda amniga Galmudug Maxamuud Muuse, ayaa sheegay in magaalada Dhuusamareeb aan lagu qaadan Karin hub sharci darro ...
Soomaaliya iyo dalalka kale ee dunida ayaa maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda 8-dda Maarso oo ah maalin weyn oo xambaarsan dadaalkii ...
Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) ayaa waxa ay shaaciyeen magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho