Galmudug iyo Koofur Galbeed oo maanta soo gabagabeynayo Doorashadii xildhibaanada Golaha Shacabka
Dowlad Goboleedyadda Galmudug & Koofur galbeed ayaa maanta soo gabagabeynayo doorashadii xildhibaanada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadooda halkaas ahayd. Dowlad ...
















