Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka (8-dda Maarso)
Soomaaliya iyo dalalka kale ee dunida ayaa maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda 8-dda Maarso oo ah maalin weyn oo xambaarsan dadaalkii ...
Soomaaliya iyo dalalka kale ee dunida ayaa maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda 8-dda Maarso oo ah maalin weyn oo xambaarsan dadaalkii ...
Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) ayaa waxa ay shaaciyeen magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ku Qaabilay Agaasimaha Guud Hay’aada Socdaalka iyo Jinsiyada ...
Wasaaradda Arimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Arimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada dalka ayaa Garoowe ugaga shiray Qorshaha Xasilinta ...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi uu hoggaaminaayo Ergayga gaarka ...
Shir jaraa’iid oo ay maanta ku qabteen Magaaladda Jowhar Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Hirshabeelle ee xuuquuqda Haweeynka ay ku leeyijiin ...
Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyay Ciidamada Puntland sida ay marwalbo heegan ugu yihiin ka shaqeynta Amniga, Guulaha laga gaaray Argagixisada iyo ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminaayey Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdulqaadir ...
Waxaan Ciidamada Dowlad Gobaleedka Puntland gaar ahaan Ciidamada Daraawiishta heerakooda kala duwan uga tacsiyeynaya Shilka Gaari ee Ciidamada ku galeen ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xil. Cabdullaahi Maxamad Nuur iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Tiina Intelmann ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho