Cadaado oo laga hirgaliyay Xarunta Maxkamada Cadaado
Maamulka Degmada Cadaado oo kaashanaya maamulka Galmudug Iyo Midowga Yurub ayaa dhisay gurigan oo ey ku shaqeyn doonto. Maxkamada Cadaado ...
Maamulka Degmada Cadaado oo kaashanaya maamulka Galmudug Iyo Midowga Yurub ayaa dhisay gurigan oo ey ku shaqeyn doonto. Maxkamada Cadaado ...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka shirar muhiim ah kula leh madaxda Hey’adda ...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dad gaaraya 6.5 milyan ay ku barakaceen dagaalka uu Ruushka ka wado gudaha Ukraine. Dagaalka ...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay Xubnaha xulista ergooyinka kuraasta kala ah #HOP029 & #HOP124. Qoraal ay soo ...
Ciidamada Xooga dalka ayaa howlgallo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose waxay ku bur buriyeen ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo kulanka ...
Madax ka socotay Wasaaradda Gaashandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Wasiirro, Taliyaha Ciidamada Xoogga, safiirka Shiinaha ee Soomaaliya iyo xubno kalle ayaa ...
Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo maanta ka qeyb galay Barnaamijka kulanka toddobaadka warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa ...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa si wadajir ah howlgallo qorsheysan uga fuliyey ...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in ugu yaraan 70 muhaajiriin ah lagu la’yahay xeebaha dalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho