Ra’iisul Wasaaraha dalka oo Magacaabay Toddobo xubnood ah oo kasoo warbixaya cabashada dhaqanka Banaadiraga.
Ka dib markii uu kulan wadatashi ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Guddiga Doorashada Banaadiriga (SEIT), ...















