Deni oo xilalka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee Asluubta Puntland iyo kii hore
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegeen Taliyihii cusub ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegeen Taliyihii cusub ...
Prime Minister of Somalia H.E Mohamed Hussain Roble met today on Sunday with the council of Presidential candidates to discuss ...
Wasaaradda xanaanada xoolaha Galmudug ayaa gurmad iskugu jira biyo dhaamin iyo daaaweenta xoolaha kabilowday deegaano hoostaga Gobalka Mudug. Gurmadkaan ayaa ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarigga ka jaray Hoyga ciidamada Asluubta Puntland ee xaasleyda ah. Guryahaan ...
Waxaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee Jubbaland, Shirka Waxbrashada Dalka, kasoo lagu gorfeyn doono Horumarinta Manhajka waxbarashada iyo hannaanka ...
Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystey Kursiga tirsigiisu uu yahay Hop#189 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo doorashadiisu ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh Golaha Midowga Musharraxiinta, kuwaas oo ay ka ...
Maxamed Cali Xasan ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#103 ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo kaga guuleystay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho