Golaha Wasiirada oo gunnooyinkooda billaha ah 20% ugu deeqay dadka ay abaartu saameysay
Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku deeqaya 20% gunnooyinkooda billaha ah si loogu taakuleeyo dadka ay saameysay abaarta ...
Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku deeqaya 20% gunnooyinkooda billaha ah si loogu taakuleeyo dadka ay saameysay abaarta ...
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Muusikeystihii weynaa Jiim Sheekh Muumin oo dhawaanahaan ku xanuunsanayay Muqdisho. Ustaad Jiim ...
Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in ay si deg deg ah dalka Itoobiya ugala baxeyso shaqaalaheeda si uga bad baadaan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane ...
Lix waddan oo uu Mareykanka ku jiro ayaa Talaadadi sheegay in ay qorsheynayaan in ay u dhacaan keydadkooda shidaalka, si ...
Mahad Cabdalla Cawad, oo horay u ahaa Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa mar kale ku guuleystay kursiga ...
Iyadoo ay weli socdaan dagaallo u dhaxeeya ciidamada Jabhadda Tigreega TPLF iyo ciidamada Itoobiya, ayaa la sheegayaa in Ciidamada Dowladda ...
Qoraal kooban oo kasoo baxay Xarunta Qaran ee ka digista halis wadareedka, ayaa waxaa lagu sheegay in laga cabsi qabo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho