Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyey dhismaha Shirkada Korontada (Pepco) “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka toddoobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland, oo toddoobaadkan ...
















