Madaxweyne Farmaajo oo khubad ka jeedin doono Meertada 35-aad ee Shir Madexeedka Midowga Afrika “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay Meertada 35-aad ee Shir Madexeedka Midowga Afrika oo ...
















