Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya oo deeq rashin ah gaarsiiysay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta masiiboyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq raashin ah oo loogu talagaley 216 qoys oo ah dadka ...
Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta masiiboyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq raashin ah oo loogu talagaley 216 qoys oo ah dadka ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka toddoobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland, oo toddoobaadkan ...
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadooda tahay Magaalada Gaalkacyo.
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Ergada kuraasta hoos ku xusan kuwaasi oo deegaan doorashadoodu ...
Waxaa goordhow lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho doorashada toddoba xildhibaan oo maamulka Soomaaliland ku mateli doona Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya. ...
Magaalada Baraawe ee xarunta maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta lagu doortay lix Xildhibaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 11aad ee ...
Kulanka Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Abukar Dubbe iyo Safiirka Dowladda China FEI Shengchao oo ...
Waxaa goordhow Magaalada Dhuusamareeb lagu soo gabagabeeyay doorashada saddex xildhibaan oo maamulka Galmudug ku matali doona Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya. ...
Israa’iil ayaa ridday dhowr gantaal oo dhulka laga hago oo lala beegsaday goobo ku yaalla koonfurta caasimadda Suuriya ee Dimishiq, ...
Mahad Maxamed Salaad ayaa saaka mar kale loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP147 isagoo heley 101 cod ka dib markii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho