Madaxweynaha Tunuusiya oo Waqti dheeri ah ku kordhiyay Xaaladda deg-dega ah ee dalkiisa
Madaxweynaha Dalka Tuniisiya ayaa go’aansaday in muddo bil ah oo dheeraad ah lagu kordhiyo xaaladda deg-degga ah ee dalkaas saarneed, ...
Madaxweynaha Dalka Tuniisiya ayaa go’aansaday in muddo bil ah oo dheeraad ah lagu kordhiyo xaaladda deg-degga ah ee dalkaas saarneed, ...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ayaa lagu wadaa in Maanta ay ka dhacdo doorashada Shan kamid ah Kuraasta Golaha ...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaacisay jadawalka qabashada doorashada lix kursi oo kamid ah 14-kii kursi ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa cambaareeyey falkii foosha xumaa ee argagixisadu ku kaceen. “Waxaan cambaareynayaa ...
Mashruucaan Biyo dhaaminta ah ayaa waxaa iskaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug iyo Hay'adda IMC waxaana ka faaidaysanaya 1100 qoys ...
Xaruntaani ayaa timid kadib markii dardargelin lagu sameeyay shaqada Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, taas oo ka dhalan karto cabashooyin ka ...
4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Qof xiran jaakadda Qaraxa uu isku ...
Guddiga doorashada Puntland ayaa maanta shaaciyay doorashada 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo laga soo doorto deegaanada maamulkaas. ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Asad Yusuuf oo uu wehliyo, Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Mudane, Muuse Maxamed Cismaan ayaa ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa daah furay Tababar ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho