Doorashada lix ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo ka dhacday Muqdisho iyo Baydhaba
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee gobollada waqooyi iyo Koonfur Galbeed ayaa saakay ka socota magaalooyinka Muqdisho ...
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee gobollada waqooyi iyo Koonfur Galbeed ayaa saakay ka socota magaalooyinka Muqdisho ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Dowladda Federalka Somaliya iyo Machadka Caafimaadka Qaranka (National Institute of Health (NIH)) ayaa lagu ...
Guddiga maamulka doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga soo xulaya 4 kursi oo ka mid ah ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sahay raashin deeq ah gaarsiiyey degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Degmada ...
Xeer-ilaaliyaha guud ee galmudug Avv Cabdicasiiz Nuur Xuseen ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb tababar ugu soo xiray Xeer-ilaaliyayaal iyo hawl wadeenno ...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Faderaalka ee Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka ...
Kulamo ay isugu yimaadeen xarunta safaaradda Soomaaliya ee Uganda odayaasha dhaqanka, waxgaradka, nabadoonada, culumaa’udiinka iyo ardayda, kulankaas oo uu isugu ...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya oo maanta tabbabar usoo xiray koox ka shaqaynaysa Amniga Garoomada Dalka. Wasiirka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho