Shirweynahii ugu horreeyay oo lagu soo Bandhigi doono Cilmi-baadhisyo Caafimaad oo lagu qaban doono Garoowe
Machadka Caafimaadka Qaranka (National Institute of Health (NIH)) iyo Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya waxa ay ...
















