R/W Rooble oo guddi u saaray cabasho ka timid qaar kamid ah odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Banaadiriga
Waxaa cabasho iga soo gaartay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Beelaha Banaadiriga, taas oo ku aaddan guddiga odayaasha ...
Waxaa cabasho iga soo gaartay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Beelaha Banaadiriga, taas oo ku aaddan guddiga odayaasha ...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada ...
Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga ayaa shaaciyay Odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ah ee soo xuli doonta Xildhibaanada beellaha Banaadiriga. Gudoomiyaha ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rumeysan yahay in madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin uu go’aansaday in uu weerar ...
Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka oo ay weheliyaan ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo kuwa nabad sugida ayaa howlgal lagu baacsanayay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xildhibaanada cusub ee maanta lagu doortay Magaalada ...
The European Union on Thursday “strongly” condemned an attack on a kindergarten in the Stanytsia Luhanska settlement under the Ukrainian ...
Agaaismaha Guud ee Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dawladda Hoose ee Mogadishu Mudane CabdiQaadir Muxyadiin Axmed ...
Magaalada Kismaayo waxaa maanta lagu qabtay doorashada saddex xildhibaan oo maamulka Jubbaland ku matali doona Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya. Mudanadaayaasha ...
Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa maanta oo jimco ah u dalxiistagay xeebta Liido oo muuqaal ahaan ka duwan sideey aheyd ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho