Wasiirka Qorsheynta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowlada Imaaraadka Carabta
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Faderaalka ee Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka ...
















