Gudoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka D/Kaxda oo qarax Miino lagu dilay
Allaha u naxariistee Axmed Xasan Ganey oo ahaa guddoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa caawa ...
Allaha u naxariistee Axmed Xasan Ganey oo ahaa guddoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa caawa ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay in laga laabto go’aan uu horay u gaaray Golaha ...
The electoral delegates in Somalia’s Jubbaland State have on Sunday elected six lawmakers to House of People of Federal Parliament ...
Agasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta furay wejiga labaad ee looggu ...
Lix xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Kismaayo, waxaana ku kala guulaystay ...
Wasiirk Wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisacid Muuse ayaa ka qeyb galay daahfurka buuga Dublomaasiyadda iyo Dunida oo uu ...
Musharax Cabdinuur Cali Aadan ayaa ku guuleeystay kursiga tirsigiisu yahay #HOP028 kadib markii uu u tanaasulay musharaxii la tartamayey oo ...
Xukuumadda Washinton ayaa qalab milatari oo ku kacaya $200m gaarsiyay ee Ukraine xilli laga cabsi qabo weerar Ruushku ku qaado ...
Cumar Ibraahim Xaashi ayaa ku guuleystay kursiga HOP#114 ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay ...
ciidamada Kumaandooska Gor-Gor oo saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka dhagaxyaale oo dhanka Koofureed ka xiga degmada Guriceel ayaa ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho