Sawirro: Laftgareen oo la kulmay culumo u dhalatay Turkiga oo safar ku joogta Baydhaba
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa kulan la qaatay Culimo ka socday Dowlada aan Walaalaha ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa kulan la qaatay Culimo ka socday Dowlada aan Walaalaha ...
Kulanka ayaa Waxaa looga hadlayay kaalinta ay dhallinyarada Ku leeyihiin Amniga Iyo Doorashooyinka waxaana soo qaban qaabiyay Hay,adaha SWDC, SAFEWORLD ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Giboleedka Hir-Sabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa shaqo joojin ku sameeyay 12 hay’adood oo ...
Wasaardda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Waaxda Caafimadka Qoyska gaar ahaan qaybta Nafaqada ayaa soo gaba-gabeeyeen Kormeer heerkiisu sareeeyo oo socday ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xariga ka jartay qeybta daryeelka Carruurta ee Isbitaal Banaadir oo dib ...
Tababarkaan ayaa ahaa mid ku saabsanaa wacyi gallinta codbixiyayaasha iyo daneeyayaasha siyaasada ee geedi socadka doorashada oo ay taaba galintiisa ...
Shirka Baarlamaanka ee Jaamacadda Carabta war Murtiyeed kasoo baxay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay go’aankii kasoo baxay Maxkamadda Caddaaladda ee ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray Banggiga Dhexe ...
Turkiga oo xoojinaya xiriirka uu lee yahay waddamada Afrika, ayaa maanta oo Axad ah waxaa dalka Angola tegaya wafdi uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho