Shirka Amniga DGKGS oo maanta Baydhabo ka furmay “SAWIRRO”
Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya lagu qabtay Shirka Amniga oo shir Guddoomiyey Wasiirka ...
Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya lagu qabtay Shirka Amniga oo shir Guddoomiyey Wasiirka ...
Shir ay isugu yimaadeen xubnaha Guddiga ka jawaabista Abaaraha ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay ugu hadleen xaaladaha abaarta dalka ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir gudoominaya kulan golaha wadatashiga qaranka ay la leeyihiin midowga Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya. ...
Ciidamada Booliska Saldhigga Dagmada Howlwadaag ee Gobalka Banaadir ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadda Tookiyo ee Dagamada Howlwadaag kadib markii ...
Roobab ka da’ay koonfur bari dalka Brazil ayaa sababay khasaare dhimasho ka dib markii darbi kusoo dumay doomo marayey haro ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda Muqdisho ayaa maraya heer gebogebo ah iyadoo horumarro laga gaaray arrimihii laga wada ...
Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta gaaray Deegaanka Gosol ee Gobolka Mudug.Waxayna kormeereen qodista Ceelbiyoodka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho