Saaxiibada Beesha Caalamka oo ku baaqay isxakameyn, wadahadal iyo in dib diiradda loo saaro doorashada
Saaxiibada beesha caalamku waxay iyagoo aad uga walaacsan si dhow ula socdaan xaaladda taagan iyo waxyaabaha ku soo kordhay siyaasadda. ...
Saaxiibada beesha caalamku waxay iyagoo aad uga walaacsan si dhow ula socdaan xaaladda taagan iyo waxyaabaha ku soo kordhay siyaasadda. ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta soo xiray tartanka Kubadda cagta ...
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka JFS,Maareeyaha Garoonka ...
Ra’iisul Wasaare Rooble: Ujeeddada Farmaajo waa in carqaladeeyo doorashada dalka ka socota si uu xafiiska ugu sii joogo si sharci ...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland Dr Siyaad Maxamed Mursal ayaa shaaciyey in maalinka barri ah oo ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray Dhismaha ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahman Sheekh Xasan ayaa daahfuray markii u horeysay Shirkad ka shaqeyn doonta Nadaafada iyo Bilic soo ...
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka XfS oo kaashanaysa dalada hay’adahaa aan dowliga ee (NGO Consortium) ayaa maanta ka shir wadatashi ka furtay ...
Warka ka soo baxay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee khuseeya shaqada Ra’iisul Wasaaraha iyo isku daygiisa in uu ciidan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho