Wasiir Qorsheeynta XFS oo shaqadda ka joojiyay Agaasimihii guud ee Wasaaradda
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa Shaqo ka joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Mudane Cabdulqaadir ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa Shaqo ka joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Mudane Cabdulqaadir ...
Af-hayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan, oo u waramay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey munaasabadda sanad-guurada 78-aad ee ...
Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT waxay halkan kusoo gudbinayaan Guddiyada xulista Ergooyinka kuraasta 6-da ah ee ...
Marxuum Sheekh Maxamed Xasan, oo ka mid ahaa Culimada Soomaaliyeed eek u nool dalka Mareykanka ayaa meydkiisa oo gaari ku ...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay waddooyinka soo gala Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose. ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa sheegay in maalmihii ...
For now, Ethiopian troops will stay in two liberated regions and not cross into the war-ravaged northern region of Tigray, ...
Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud ayaa maanta ka warbixiyay kulan ku aadan la ...
Guddiga Hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda oo ah xilliga ...
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Safaaradda kuso dhaweeyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho