Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Pakistan oo tacsi udirtay shacabka reer Pakistan
Safaaradda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee dalka Pakistan waxa ay murugada iyo tiiraanyada la qeybsanaysaa dowladda iyo shacabka aan walalaha nahay ...
Safaaradda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee dalka Pakistan waxa ay murugada iyo tiiraanyada la qeybsanaysaa dowladda iyo shacabka aan walalaha nahay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Sabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Khaliiif Warsame Waasuge isagoo xilkaas u ...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray wadada laamiga ah ...
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha ciidanka AMISOM iyo saraakiil ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo shalay u dhoofay wadanka Zerbia oo uu ...
Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka Adduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qayb ...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar ) ayaa gaaray magaalada Hague ee dalka Holand. Ujeedka ...
Wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb tababar ugu qabatay Beeraleey ka kaala yimid degmooyinka maamulkaas. Tababarkan oo socon ...
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye Ku xigeenka guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka hiraan. Wafdigaan ayaa ...
Telefishinka Pakistan ayaa Saacadahii hore ee saakay ku dhawaaqay geerida saynisyahankii Nukliyeerka Abdul Qader Khan, oo lagu tilmaamay inuu ahaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho