Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku khaarijiyay horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa degmooyinka Guriceel iyo Ceelbuur
ciidamada Kumaandooska Gor-Gor oo saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka dhagaxyaale oo dhanka Koofureed ka xiga degmada Guriceel ayaa ka ...
















