Maamulka Degmada Burtinle oo soo dhaweeyay dadkii laga soo musaafuriyay Laascaanood
Maamulka Dagmada Burtinle ee Gobalka Nugaal ayaa sheegay inay soo gaareen dagmadaasi 10 Gaari oo siday dadkii laga soo raafay ...
Maamulka Dagmada Burtinle ee Gobalka Nugaal ayaa sheegay inay soo gaareen dagmadaasi 10 Gaari oo siday dadkii laga soo raafay ...
Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Jaamac Faarax Muuse oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa ka qeyb galay kulan lagu xoojinayay Nabadgelyada magaalada Gaalkacyo iyo Deegaannada hoos ...
Cayaartooyda Degmada Shibis ayaa 38-30 uga badiyay dhigooda Degmada Dharkeenley kulan ka tirsan tartanka kubadda Gacanta degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Magacaabay Gudigga Qabanqaabada Sanad Guurada 5-aad ee ka soo wareegatay ...
Wasiirka Caaladda ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay waxa ka socdo magaalada ...
Wasiirka Gaashandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka qeyb- galay Munaasabad lagu dhaarinayay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ...
Wasaaradda Caafimaadka dawlad Gobaleedka Puntland ayaa galabta xaafada Halgan ee magaalada Garowe ka dhagax dhigtay xarun cusub oo hooyada iyo ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 29 ee 2da October 2021, kuna ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay u diyaar garowga Sugida Amniga doorashada Xildhibaannada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho