Guddiga doorashada Jubbaland oo ku wargeliyay musharaxiinta kuraasta 6-da ah in ay isdiiwaan-geliyaan
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa ku wargaliyay musharaxiinta kuraasta 6-da ah ee la shaaciyey 23-December-2021 ...













