Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka “15-ka bishaan waxaa loo dareeri doonaa goobaha diiwaangelinta codbixiyaasha.”
RADIO MUQDISHO: Gudoomiyaha Gudiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan ,oo ka hadlayay xafladda daah-furka ololaha ...
















