Ciidanka XDS oo howlgal ku burburiyay xarumo ay maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen Shabeellaha Hoose “SAWIRRO”
Ururka 7-aad Guutada 16-aad ee Ciidanka kumaandoosta Danab ee Xoogga Dalka ayaa howlgalka qorsheysan ka sameeyey degaannada Dhiin garas, Shaam, ...
















