Maxkamada Ciidamada oo Xukun dil ah ku fulisay Askari dad shacab ah ku dilay Baladxaawo
Maxkamada darajada kowaad ee Ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa maanta dil toogasho ah ku filisay dable NISA, Maxamed Cali ...
Maxkamada darajada kowaad ee Ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa maanta dil toogasho ah ku filisay dable NISA, Maxamed Cali ...
Hay’adda caafimaadka Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO ayaa ku boorisay dowladaha Yurub inay u diyaar garoobaan ka hortaga ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa magaalada Rome oo uu safar shaqo ku joogo ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada GORGOR ayaa Maleeshiyada Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno hoos yimaada degmada Awdheegle ee Gobolka ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho rasmi ah ku ...
Xidigaha Xulka Degmada Dharkeynleey ayaa soo tiigsaday fiinaalka tartanka kubbadda cagta degmooyonka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021. Cayaartooyda Dharkeynleey ayaa ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Hiigsiga Caasimada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho