Wasiirka Caafimaadka oo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya ka guddoontay deeq talaalka COVID-19 ah “SAWIRRO”
Waiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa 500,000 dose oo Tallaalka COVID-19 ah (Sinopharm) ka guddoontay Safiirka Dowlada Shiinaha ...
















