Tababar loo furtay hawlwadeenno ka kala socday Xafiisyada taya-dhowrka Wasaaradaha
Agaasimaha Waaxda Taya-dhowrka iyo Halbeegyadda Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tababar u furtay hawlwadeenno ...
















