Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada oo ka qeyb galay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee la dagaallanka Musuq Maasuqa “SAWIRRO”
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Ciise (Maxamed Dheere) oo maanta ka qeyb galay xuska maalinta ...
















