Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo u wehliyo Danjiraha Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaallanka Musuq-Maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud ayaa kullan la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Hay’adda IOM Soomaaliya ayaa qalabka cabira heerka qandhada dadka ku wareejisay Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowlad Goboleedyada Jubbaland, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay madaxda Hay’adaha Warbaahinta ayaa ammaanay kaalintoda wacyigelinta ...
Agaasimaha Tacliinta Sare, ahna kusimaha agaasimaha guud ee Wasaarada Hiddaha Tacliinta Sare Dowlada Federaalka ee Sooomaaliya mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ...
Waxaa maanta magaaladda Muqdisho ka furmay Shirka soo bandhigista iyo Ansixinta Istiraatiijiyadda xiriirka ee hirgalinta Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta ...
Waiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa 500,000 dose oo Tallaalka COVID-19 ah (Sinopharm) ka guddoontay Safiirka Dowlada Shiinaha ...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, mudane Maxamed Xasan Ciro , oo uu weheliyo Afhayeenka guud ee doorashooyinka, mudane Axmed ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho