Wasiirka Howlaha Guud oo Jordan uga qeybgalay shirka 4aad ee Wasiirada Howlaha Guud ee Dalalka Jaamacadda Carabta
Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeenta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa Dalka Jordan ...















