Wasiirka Gaadiidka oo biyo dhaamin u sameeyay qoysas biyo la’aan ku heysato Goldogob “SAWIRRO”
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya mudane Durraan Axmed Faarax oo ka jawaabaya baaqyada abaaraha dalka ayaa 150 booyadood oo ...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya mudane Durraan Axmed Faarax oo ka jawaabaya baaqyada abaaraha dalka ayaa 150 booyadood oo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah goobihii ...
Og: Guddiga Xalinta Khilaafaadka Og: Madaxda Maamul Goboleedyada Og: Raysalwasaaraha - JFS Ujeedo: Hakin doorashada kursiga (HoP103) Waxaa mahad iyo ...
Dibad baxyo looga soo jeedo doorashadii guud ee 10-kii bishii tagtay ee Octobar ka dhacday dalka Ciraaq ayaa galinkii danbe ...
Waxaa madasha kasoo qeyb galay Xubno Wasiiro ah iyo Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug ayaa ka qeyb galay xaflad loo sameeyay maalinta ...
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ku dhawaaqay in uu soo baxay nooc cusub oo kamid ah coronavirus ah, kaasoo halis ...
Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa lagu waddaa in ay maanta ka bilaabato magaalada Baydhabo ee Caasimadda ...
Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo ...
Natiijooyinka Kulamadii Maanta ee tartanka kubbadda Cagata Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 ayaa waxaa cayaar adag dhex martay Xidigaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho