Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Dalka ...
Ururka 7-aad Guutada 16-aad ee Ciidanka kumaandoosta Danab ee Xoogga Dalka ayaa howlgalka qorsheysan ka sameeyey degaannada Dhiin garas, Shaam, ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Hirshabeelle. Shirka oo maanta ay ka ...
The United Nations Human Rights Council will hold a special session on Friday on the "grave" situation in Ethiopia, at ...
Golaha xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay ayaa maalinta Jimcaha ah ee nagu soo aadan kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda cakiran ...
Wasaaradda Caafimadka Galmudug ayaa maanta magalaada Cadaado kafurtay tababarka gabdhaha shaqaalaha cusub ee marwo caafimaad wajigiisa 1aad. Xafladaani oo ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho