Allaha u naxariisto Agaasime Afrika oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax lala eegtay
Allaha u naxariisto waxaa caawa Muqdisho ku geeriyooday Agaasimihii Radio Muqdisho Marxuum Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika, halka ay ku dhaawacmeen ...
Allaha u naxariisto waxaa caawa Muqdisho ku geeriyooday Agaasimihii Radio Muqdisho Marxuum Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika, halka ay ku dhaawacmeen ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasibad daah-fur looggu samaynaayey ...
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran magaalada Baydhabo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magacaabay guddi heer Wasiirro ah oo u xilsaaran u ...
Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle iyo hay’adda WHO oo ka mid ah hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa si wadajir ...
Munaasabad dib loogu furayo garoonka Diyaaradaha ee magaalada Berbera oo dib-u-dhis balaaran iyo qalabayn casri ah lagu sameeyey ayaa maanta ...
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ...
Madaxda dalka Itoobiya ayaa shacabka heysta qalabka qaab militeri ahaan loo adeegsan karo ka codsatay inay diiwaan geliyaan. Laanta dowladda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho