Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyay Guddiyada Doorashooyinka, kuna baaqay dardargalinta doorashada Golaha Shacabka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu bogaadinaayaa Guddiyada Doorashooyinka heer Federal , Guddiyada Doorashooyinka Somaliland, Galmudug iyo Koofur Galbeed ...
















