Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo gaaray dalka Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo howlo shaqo ku tagay Dalka Turkiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magalada ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo howlo shaqo ku tagay Dalka Turkiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magalada ...
Ciidamada ilaalada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ayaa hawlgallo qorshaysan saacadihii la soo dhaafay ka fuliyey dhulka Buuraleyda ah ...
Safarada jamhuuriyada somaliyeed ee dalka pakistan oo ka jawaabaysa cabashada ardada Soomaaliyeed ee ku nool dalka pakistan oo soo saartay ...
Saraakiisha wasaaradda gaashaandigga ee Mareykanka ayaa sheegay inay duqeyn xaga cirka ah ku qaadeen baabuur marayay magaalada Kabul ee caasimadda ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Muqdisho ugu soo xeray kulan looga ...
Cayaartooyda kubada cagta ee ka timid Haayland ee maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ku ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay dib ugu laabteen Magaalada Jowhar, ...
Wasiirada Cadaalada iyo Awqaafta Koonfur Galbeed oo maalintii labaad ku sugan magaalada Xuddur, ayaa xafiiska guddoomiyaha gobolka Bakool ku qaabilay ...
Dowlada Britain ayaa soo gabo gabeesay daadgureynta muwaadiniinteeda ku sugnaa dalka Afganistan gaar ahaan magaalada Kabul ay dhawaan la wareegeen ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Cankiri ee dalka Turkiga dufcadii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho