Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo dib u howlgalisay xarunta caafimaadka ee deegaanka Gadoon
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug C/raxmaan Cali Maxamed “Geedaqorow”oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha wasaarada Caafimadka Galmudug Axmed Mire Cali ...
















