Askar AMISOM ka tirsan oo dil toogasho lagu xukumay
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay maxkamadeynta 5-tii bishan ka bilaabatay Maxkamadda AMISOM ee Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. ...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay maxkamadeynta 5-tii bishan ka bilaabatay Maxkamadda AMISOM ee Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. ...
Saacadihii la soo Dhaafay Waxaa Deegaano Hoostaga Gabalka Bari ka dhacay Dagaalo u dhaxeeya ciidamada Difaaca Puntland iyo Kooxda nabad ...
Taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Wadooyinka Gobolka Banaadir S/guuto Bishaar Abshir Geedi ayaa sheegay in looga baahan yahay Gaadiidleyda kunool Magaalada Muqsisho ...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ee (FEIT) gaar ahaan waaxda howlgalka (Operations ) ayaa Siminaar u soo gababeyeey xubno matalaayay ...
Godoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeerilaaliyaha guud Ee Qaranka oo Kusugan Dalka Rwanda. ayaa kulamo kala duwan la Yeshen hay’addaha Garsoorka, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir ay aaladda fogaan aragga ku yeesheen ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay shirka golaha Wasiirada Galmudug oo galabta ku qabsoomay Aqalka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Guddi Aqoonyahano Soomaaliyeed ah oo isugu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho