Ra’iisul Wasaare Rooble oo Guddiyada Doorashooyinka faray inay deg deg ku bilaabaan dooorashada Kuraasta Golaha Shacabka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray Guddiyada Doorashada Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed in ay ...
















